var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Suuqyada Ganacsiga Magaalada Garoowe oo maanta xiran (Waa maxay sababta?)

Ilwareed Online

Qaar ka mid ah Suuqyada Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa maanta xiran, waxaana jirin dhaqdhaqaaqyada Ganacsi Suuqyadaasi.

Xirnaashaha Suuqyada Magaalada Garoowe ayaa waxaa loo sababeynayaa in ay ka danbeysay diidmada Lacagta Shillinka Soomaaliga oo weli ka taagan deegaanada maamulkaasi.

Waaxaana ka mid ah Suuqyada maanta xiran, Suuqa Khudaarta iyo kan Hilibka ee Magaalada Garoowe oo gabi ahaan ah kuwa xiran.

Sheikh Cabdirisaaq Xuseen Ciise oo ka mid ah Culima’udiinka Puntland ayaa sheegay in masuuliyadda arrintaan ay leeyihiin madaxda Puntland oo uu tilamaamay in looga baahanyahan in ay wax ka qabtaan dhibaatadaasi.

Waxaana sidookale uu ugu baaqay Ganacatada Garoowe in ay iyaguna u dhimriyaan Shacabka, si looga gudbo dhibaatada hada ka taagan deegaano ka tirsan maamulkaasi Puntland.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.