var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Suldan Qaamuus “Galmudug haday dunto Federaalkana waa La duminayaa…”

Ilwareed Online

Xili Wali xal Rasmi ah Loo la yahay Muranka ka Dhex jira Masuuliyeenta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa arimaas si kulul ugu hadlay Suldaan Cabdi Gelle Jaamac Cabdulle Suldaan Qaamuus oo ka mid ah Salaadiinta Reer Galmudug ku Wooda kugu Caasan Deeganada
Galmudug ayaa Waxaa uu sheegay in Dowlada Federaalka Somalia ay Fara Galin Aan Ganbasho laheyn ku heyso Hogaanka Sare Ee Dowlada Goboleedka Galmudug .

Suldan Qaamuus ayaa tilmaamay in Dowlada federaalka ay hore u Dumisay Maamulka Hiirshabelle oo ka mid ahaa maamulada curdunka ah ee ka dhisnaa Deeganada Gobolada Hiiran iyo Shabelle Dhexe waxaana uu shaaciyay in arinkaas ay ku guuleysatay Dowlada Xamar islamarkaan iminka u soo Jeesatay Duminta Dowlada Galmudug Oo Dhismaheeda Laga
Soo Maray Dhib Badan.

Suldaan ayaa Carab ku Dhuftay in wax Laga xumaado ay tahay arintaan Dowlada Farmaajo hadii ay isku daydo inay Dumiso Dowlada Goboleedka Galmudug anigunah Waxaan isku Dayeynaa inan Dumino Dowlada Xamar.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: