Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Soomaaliya: Ka jawaabidda Xaaladda Deg degga ee Abaarta

Xaaladda bani’aadamnimo ka jirta Soomaaliya waxa qarka u saarantahay in ay gaarto heer musiibo ah, waxaana sii kordhaya walaaca ah in dhabaha ay ku socoto si wel wel leh ula mid tahay musiibadii abaartii ka dhacday Soomaaliya 2011-kii oo dad lagu qiyaasay 260,000 qof ay ku naf waayeen. Maanta dad lagu qiyaasay 6.2 malyan oo ah in ka badan kala bar dadka dalka waxay wajahayan cunto yari ba’an, tirada caruurta la il daran nafaqo darida ay sii kordheyso.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...