var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

SOO DHAWEYNTA UGAAS MUXIDIIN UGAAS XAAJI CABDI BUURTE OO OREBRO LAGU QABTAY

Munaasab lagu soo dhaweynayo Ugaas Muxidiin Ugaas Xaaji Cabdi Buurte ayaa xalay lagu qabtay Magaaladan Orebro Sweden,taaso ay ka soo qeyb galeen wax garadka,caaqilada,xildhibaanada,dumarka iyo jaaliyada Soomaliyeed.

Ugaas Muxidiin oo ka mid ah dhalinyaradii ku bar baartay magaaladan waxna ku bartay hor mudna ka ah horumarinta bulshada Soomaliyeed bishii hore ayaa magaaladan Boosaso lagu caano shubay.

Dhamaan intii madasha ka hadashay wey u hambalyeyeen,Rabbi inuu la garab galo xilka ugu baryeen GUUL GUUL HAMBALYO

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: