var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Somaliland: “Shirka London nama Khuseeyo, laakiin wixii Soomaali ahaan loo bixinayo qeyb ayaynu ku leenahay” (Dhageyso)

0

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay shirka lagaga hadlayo arrimaha Soomaalida ee la filayo in uu ka dhaco dalka Ingiriiska, aannu khusaynin, oo aanu ka qeyb gali doonin.

Wasiirka arrimaha dibedda Dr. Sacad Cali Shire oo VOA u waramay, ayaa sheegay in shirkaasi gaar u yahay Soomaaliya, isla markaana aanay dawladda Ingiriisku ku martiqaadin iyaga.

Wasiirka oo u waramaya Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa ugu horrayn ka hadlay ujeeddada shirkan.


You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.