Somaliland oo amartay in aan gudaha dalka laga daawan Telefishanada Universal iyo Star

Xukuumadda Somaliland ayaa amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro telefishannada STAR iyo Universal, sidoo kale ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay hore ay u siin jireen labadan telefishan.

Jamaal Ibrahim Maxamed
Somaliweyn Media enter
Hargeisa





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline