Sirdoonka Sweden oo soo afjaray kiiska Ninkii dadka gaariga ku laayay iyo Xogtiisa oo la helay

Ciidamada Sirdoonka dalka Sweden ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (SÄPO) ayaa si toos ah u soo afjaray baaritaanka ninkii dadka ku xasuuqay gaariga kaas oo iminka dhamaan qirtay dambigiisa.