Shir Soomaaliya looga hadlayo oo ka furmay London

Shir Soomaaliya looga hadlayo oo ka furmay London. Waxaan ka waraysnay Maxamed Caalim oo ah falanqeeya siyaasada ajendayaasha shirka iyo waxa la filayo inay kasoo baxaan.