Contact us on [email protected] | Our headquarter KM4 Mogadishu - Somalia
Shilgaari Qasaara Xoogan Geeystay Muqdishu
shil gaari ayaa ka dhacay magaalda muqdishu wadada nasiib buundo xaafada Manaboolyo degmada Shibis. shilkaan ayaa dhacay kagadaal marki darawalka gariga waday uu ka waaye bereega. waxaana dhacaday durbadii inuu gaariga rogmo
gaariga yaa ah nuuca deynaha xamuulka qaada. balse waxaa waday rakaab shaqaale muruqmaal ah. kuwaa oo sucodeeyn shaqo maalmoodka xamaali iyo dhismo ah. sida la sheegay 8 ruux ayaa geeriyootay in kabadan 20 qof dhaawaca ayaa la dhigay isbitaalda magalada muqdishu
ma ahan markii ugu horeeye uu shil noocaan oo kale ka dhaco magaalad muqdishu gaari xamuul wada dhalinyar uu shil galo. waxaa ay mudo 2 sano ka hor mar uu dhacay shilkan oo kale kaa oo ka dhacay degmada Waberi kadib markii uu bareega laga waaye gaari nuuca Janta Diyesha 110 beerga laga waaye kaa ku qalibmay wadada maka la mukara.
gaarigan aya siday kontomeeyo dhalinyaro iyo ciyaartooy faraxsan oo kayimid ciyar kubada cagta oo ay koxda dharkenley soo qaaday. garigaan ayaa waxaa ku dhintay tiro ka badan 10 qofood iyo dhwaca 30 qofood oo ah caruur iyo dhalinyaro.