Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir Nimankii Hargaysa Dharka Kuxayaysiinayey Qooma luud ayay kasoo xigteen +VIDEO

Sheekh Maxamed Cumar Dirir Nimankii Hargaysa Dharka Kuxayaysiinayey Qooma luud ayay kasoo xigteen +VIDEO

Ninkani waxa uu Madax ka yahay xarunta la yidhaahdo Modern Social Integration oo fadhigeedu yahay London, waxa uu goob joog ka ahaa xaflad lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Oo magaceeda lagu sheegay Super Model Challenge

Xafladan oo ahayd mid wiilal dhalinyaro ahi soo bandhigaayeen iyago dhar ku labisan. waxa ka soo qayb galay dhalinyaro wiilal iyo gabdho ah. Waana sanadkii 2aad ee la qabto

Wali si cad looma sheegin ujeedada ka dambaysa bandhigan iyo fariinta uu xambaarsan yahay. Waxana tigidhadii lagu galaayay ku qornaa Super Model Challenge.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...