Shaqaalaha dowladda oo la fasaxay maalinta Sabtida ah Mowliidka Nabi Muxumad Dartiis.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in la fasaxay dhamaan shaqaalaha Dowladda maalinta sabtida ah.

Ujeedada Fasaxa Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya ayaa ah xuska dhalashada Nabigeena Muxammed (NNKH) oo ku beegan 12ka Bisha Mowliid maalinnimada sabtida.

Halkan ka Akhriso Qoraal ka soo baxay dowladda Soomaaliya:-.

 





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline