var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Shabaab oo qabsaday deeganka Goobweyn

Wararka ka imaaanaya gobolka jubadda hoose ayaa sheegaya in al-shabaab ay la wareegeen deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaal xoogan oo xaley ka dahcay deegaankaas ayaa la sheegay in kooxda Al-shabaab ay gacanta ku dhigeen deegaankaasi oo ay horay ay gacanta ku hayeen ciidamada maamulka jubaland.

Dagaalka oo saacad ku dhawaad qaatay waxaa la sheegay in uu geystay qasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac waxaana la xaqiijiyay in 2 askari oo ka tirsan ciidamada jubaland ay ku dhinteen dagaalka. Weli maamulka jubaladn faafaahin kama uusan bixin dagaalka lagula wareegay deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose.

AKHRISO  Turkiga oo si dadban u dhaawacay midnimada Somalia iyo maamulka Somali-land iyo Turkiga oo wada hadlay

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: