var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

sarakiil ka tirsan HSJ oo tababar aqoon kororsi ah ugu maqnaa dalka Ingariiska (UK) oo dib ugu soo labtay Dalka.+Sawiro

Waxaa manta dalka dib ugu soo laabtay sarakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababar aqoon kororsi ah ugu maqnaa dalka Ingariiska ( UK ).

Saraakiishan ayaa waxa ay soo barteen sida loo hubiyo dukumintiyada iyo hababka Socdaalka waxana ay aqoonta ay soo barteen uga faa’ideyn doonaan saraakiisha kale ee Hay’adda ka howlgasha.

Tabbarkan ay sarakiisha ku tageen Yurub ayaa noqonaya tababarki 3’aad ee saraakiil ka tirsan HSJ u tagaan dalalka dunida ugu hormarsan waxana tababarkan Ingariiska ( UK ) ka horeyay tababaro kale oo lagu qabtay Norwey iyo Denmark.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: