var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Dayniile lagu Weeraray

Waxaa saakay lagu weeraray Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho saraakiil ka tirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya , saraakiishaasi ayaa  iyagu ahaa kuwo u socday Wasaarada Gaashaandhiga, waxayna marayeen Ceelka Tusbaxle oo ka tirsan Dayniile.

Weerarka lagu qaaday Saraakiisha ayaa la sheegay inay Geysteen Koox Hubeysan oo watay Gaari, waxaana weerarka ku dhaawacmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka.

Dhanka kale saraakiisha Dhaawacmay ayaa tiradoodooda lagu sheegay illaa Saddex Askari,inksatoo aysan jirin Cid si rasmi ah u Xaqiijisay tirada rasmiga ah,mana jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: