Saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen gobolka Gedo oo cagta la mariyay

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay iyo saakay duqeymo culus ay fuliyeen Diyaarado dagaal lagu garaacay Saldhigyo dagaalyahanada Al Shabaab ku leeyihiin deegaano katirsan gobolka Gedo.