var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Saddexda Nin Ee Soomaalida Ugu Taajirsan Iyo Hantida Ay Heystaan

Ilwareed Online –

Wargeyska ganacsiga bariga Afrika ka faallooda ee loo yaqaano Busiweek ayaa qoray warbixin uu kaga hadlayo sadexda nin ee ugu taajirsan Soomaalida ka dib qiimeyn uu ku sameeyey.

Kaalinta labaad: Warbixinta ayaa waxaa lagu sheegay ninka Soomaalida ugu taajirsan uu noqday Axmed Nuur Cali Jimcaale oo iska leh bangkiga Salaam isla markaana masuulka ka ah khadka isgaarsiinta ee dhulka Soomaalida.

Wargeyska ayaa sheegay in Axmed Nuur Jimcaale uu haysto lacag dhan 1.3 Bilyan oo dollarka Maraykanka ah.
Kaalinta labaad: Waxaa ku jira Maxamed Siciid Ducaale oo ah Milkiilaha shirkadaha Dahabshiil Group, wuxuuna haysta lacag dhan 1.1 Bilyan oo dollar.

Kaalinta sadaxaad: Waxaa ku jira sida wargeysku qoray ganacsadaha reer Jabuuti Cabdiraxmaan Boore oo ah maalgashade, wuxuuna hanti ku leeyahay dalalka Emiratka, Ingiriiska, Singapore iyo meelo kale, hantidiisa waxaa lagu qiyaasay inta u dhexaysa 750 milyan ilaa 960 milyan oo dollarka Maraykanka ah.

SAMSUNG



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : Ilwareed Online

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: