Ra’isul Wasaaraha Somalia oo lacag ku dhow hal milyan oo dollar ku wareejiyey Guddiga Gurmadka abaaraha… (Daawo sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay kulan dhaqaale loogu aruurinayey dadka Soomaaliyeed ee ku dhufteen abaaraha, waxana intii uu socday kulanku Xukuumaddu soo bandhigtay dhaqaale ay ugu talagashay abaarta ka jira Soomaaliya.