Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhagax dhigay xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda.

Raisul Wasaraha Dalka Mudane Xadan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah manta u dhagax dhigay xarunta ugu weyn Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda ay yeelan doonto taasi oo laga dhisi doono Degmada Waaberi

Dhagx dhiga Xarunta aya waxaa ku sugnaa Wasiirka Amniga , Agaasimaha Guud ee HS&J iyo Gudoomaiyaha Gobolka Banaadir.

Dhulkan laga dhiso doono Xarunta ugu weyn ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinisnyada yeelan doonto ayaa waxaa ku deeqay Maamulka Gobolka Banaadir