var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baarlamaanka ka baryaya inay ansixiyaan Xukuumadda cusub.

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu horgeynaayay Wasiirada cusub ayaa Goor dhow Furmay, iyadoo xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada ay haatan joogaan xarunta Baarlamaanka.


Wasiirada cusub ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay Ansixiyaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabay Ra’iisul wasaare Khayre.
Dhanka kale C/wali Ibraahim Muudey oo ah Guddoomiye kuxigeenka koowaad ayaa shir guddoominaaya kulanka Maanta ee Baarlamaanka lagu horgeynayo Xukumadda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Kheyrre, iyadoo 241 xildhibaan ayaa Fadhiya kulanka Baarlamaanka.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: