var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ra’iisal Wsaare Kheyre: “Marnaba Nalama Cabsi Gelin Karo..”

Ilwareed Online

Ra’iisal wasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre ayaa khudbad uu xalay ka jeediyay xuska munaasabada maalinka calanka Somaliya uga hadlay xaaladaha adag ee siyaasadeed ee uu hadda dalka marayo.


Khudbada raysalwasaaraha waxaa ay daba socotay war saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajao, taasoo uu uga jawaabay war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirki shalay Kismayo ugu soo gaba gaboobay madaxda Maamul goboleedyada.
Xigasho: VOA-Somalia


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: