Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo soo saaray amar cusub (Akhriso)

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray amar lagu mamnuunacayo in la dhisto dhulka ku yaala agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa lagu socodsiiyay Madaxweynaha, Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Muqdisho, Hay’adda saadaasha hawada iyo xarumo kale.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...