var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo magacaabay Taliye ku xigeenka NISA iyo Maareeyayaal

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa galabta xil ka qaadis ku sameeyay Maareeye-yaasha Garoonka Aadan Cadde iyo Dekeda Magaalada Muqdisho.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, ayaa xilka ka xayuubiyay Maareeyihii Garoonka Aadan Cadde, Aadan Cabdi Ashkir, iyadoona uu ku soo bedelay Yuusuf Cabdi Cabulle (Yuusuf Jaalle).

Sidoo kale Ra’iisal Wasaaraha, ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Maareeyihii Dekeda Muqdisho, C/laahi Cali Nuur, waxaana lagu soo bedelay nin magaciisa lagu sheegay Axmed Washington.

Sidoo kale waxaa la magacaabay Taliye ku xigeenka NISA oo loo magacaabay C/fataax Shaaweeye oo horay uga mid ahaa Saraakiisha NISA.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: