var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Qoyas Soomaaliyeed oo ka cabanyao dhul boob lagu hayo

0

#Ilwareed Online#

Milkilyaasha dhulal ku yaala degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir aya ka cabanya dhul boob xooga oo lagu hayo.

Gaashaanle sare Cabdiqani Maxamed Ibraahim oo ka mid ah milkayasha dhulkalkaasi ayaa sheegay in la siyaasadeynayo 4 boos oo ay ku leeyihiin xaafadda Buula Xuubey ee Degmada Wadajir.

Waxaana u xusay in dukumintiyo sax ah ay u heystaan dhulalkaasi, sida darteedna ay u baahan yihiin in cadaalad ay helaan.

Sidoo kale Gaashaanle sare Axmed Sheekh Maxamed Cawaale oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa xusy in la boobay dhulakooda, islamarkaana awood loo sheeganayo.

Waxaana uu ka codasaday Madaxda dowladda Federaalka in ay soo fara galiyaan arrintooda.

Ugu dambey Axmed Cali Qanyare oo ka mid ah Milkilayaashaasi ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in aysan ku kadsoomin dhulalkaasi.

Waxaana uu tilmaaamay in madaxda qaranka looga baahanyah in ay dib u eegis ku sameeyaan Garsoorka dalka, si ay dadka Soomaaliyeed u helaan cadaalad iy sinaan xaga sharciga ah.

 

#Ilwareed Online#

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.