var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

QM wafdi ka socda oo gaaray Magaalada Garowe

Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay wakiilka QM u qaabilsan arrimaha xuquuqda aadanaha.

Madaxda labada dhinac ayaa waxay ka wada hadlay sidii ay cadaalad u heli lahaayeen dhalinyaradii aan qaan gaarka ahayn ee lagu qabtay dagaalka Puntland Al-Shabaab kula gashay Suuj iyo Garacad.

Dhanka kale Madaxweyne ku-xigeenka oo ay weheliyeen xubno ka tirsan golaha xukuumadda iyo waftiga ka socda QM ayaa si wada jir ah Warbaahinta ula hadlay.

You might also like More from author