var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Qarax loo adeegsaday Gaari Miinaysan oo goordhow ka dhacay agagaarka Hotel Wehliye.

Waxaa goordhow Qarax loo Adeegsaday Gaari laga Soo Buuxiyay waxyaabaha Qarxa uu ka dhacay agagaarka Hoteel Weheliye ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxaan ayaa la sheegay Inuu ahaa Qarax Xooogan oo inta badan Laga Maqlay Magaalada Muqdisho Illa Hada Lama Oga Khasaaraha Ka dhashay Qaaraxaani oo la sheegay inuu ka dhacay agagaarka Hoteel weheliye ee magaalada Muqdisho.
Dhanka kale waxaa ku soo badanaya magaalada Muqdisho maalmahaan dambe falalka qaraxyada iyo dilalka dadka rayidka ah, mana jirto cid wax ka qabanaysa xiligaan.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: