var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Qarax is miidaamin oo goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta goboka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xaafadda Far Jano uu ka dhacay qarax geystay qasaarooyin kala duwan.

Sida ay sheegayaan goob joogayaal u waramay Shabakadaan qaraxa ayaa waxaa geystay qof isku soo xiray suun laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in qaraxa oo lala eegtay goob ay ku badan dadweynaha Kismaayo, iyadoo la sheegayo inay jiraan dad shacab ah waxyeello kala duwan ay ka soo gaareen.

Dhinaca kale daqiiqado kaddib markii uu dhacay qaraxa ayaa waxaa goobtaasi gaaray ciidamada ammaanka maamulka Jubaland, kuwaasi oo iyagu bilaabay howlgalo baaritaanno ah.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: