var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Qarax Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Shabeelaha Hoose

0

Ku dhawaad 10 qof ayaa ku dhintay kadib Qarax Miino oo haleelay Gaari Homey ah oo ka soo ambabaxay deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in uu ka dhacay Qaraxa deegaanka Golweyn iyadoona gaariga uu haleelay uu ku sii jeeday Magaalada Marka.

Lama oga cidda ka dambeysa Masuuliyadda Qaraxaasi Miino ee haleelay Gaarigaasi Dadka Rakaabka ah siday.

Maaha markii ugu horreysay oo Qarax khasaaro uu ka soo gaaro Dadka Shacabka ah uu ka dhaco Gobolka Shabeelaha Hoose.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.