var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Puntland oo soo bandhigtay Markabkii ARIS 13 + Sawirro

Markabkaan oo ay la socdeen 8 qof oo u dhashay dalka Sirilanka aya dadaallo dheer oo ay saameeyeen Waxgaradka gobolka Bari iyo sidoo kale maamulka degmada Caluula waxa ay suurtageliyeen soo deynta Markabkaasi.

Maamulka Puntland ayaa Maanta magaalada Boosaaso kusoo bandhigay Markabkii ARIS 13 ee dhawaan kooxaha Burcabadeeda Soomaalida ay Afduubteen ,islamarkaana ay ku haysteen xeebaha degmada Caluula.

Markabkaan oo siday Shidaal ayaa dhowr maalmood kooxaha Burcadbadeeda waxa ay ku haysteen degmada Caluulla.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar oo tagay Dekeda Boosaaso oo Markabka lagu soo bandhigay ayaa sheegay in Puntland ay ku guuleysatay soo deynta Markabkaasi.

AKHRISO  DAAWO: MUNAASABADA XUSKA 1-DA LUULYO EE LAGU QABTAY MUQDISHO 2014

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: