var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Oday 60 Jir ah Xubinta Taranka Bir Ka Gashay Oo Taraabuno Looga Bixiyay

0

Oday 60 jir ah ayaa si la-yaab leh loo badbaadiyay, kadib markii xubintiisa taranka ee guska bir garaangar aad u weyn, waxaana badbaadintiisa isugu tegay dhaqaatiirta caafimaadka iyo shaqaalaha sida wanaagsan u bartay biraha lagu jar jaro biraha kale ee taraabunada oo ninkaasi odayga ah loo adeegsaday.

Dhacdadaan oo ka dhacday Galbeed Shiinaha dalka Shiinaha ayaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in birta laga soo saaro waayeelkaasi howlgabka ah.

Arrintaan ayaa noqotay mid lala yaabay, iyo sida looga wada qeyb qaatay badbaadinta odaygaasi waayeelka ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.