var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Madaxwayne Obama khubadiisii ugu dambeeday kajeediyay Chicago,

0

Madaxwaynaha Dalka maraykanka Obama oo ay waqtigisa uga harsantahay Maalma kooban ayaa caawa khudbadiisii ugu dambeysay ka jeedinaya magaalada Chicago ,

 

Hadalkan uu Obama ka jeedinayo Magaalada Chicago ayaa noqan doono kii ugu dambeeyay uu shacabka maraykanka kula hadlo Waana Meshii ugu horeysay uu ka hadlay sanadii 2012 ka markii lasoo doortay Xilka madaxwaynenimo iyo 2008 kii sidoo kale,

 

 

Madaxwayne Obama ayaa aad u amaanay shaqadii ay qabatay dowladii uu hormuudka ka ahaa sideedii sano ee lasoo dhaafay , isahoona sheegay in ameerika ay horumar balaaran gaartay waqtigan ,

 

Safarkaan ayaa ah kii ugudambeeyay uu obama ku tago  Chicago isagoo madaxwayne ah, wata diyaarada Aire Force one, waana markii 445’aad uu  dibadda ugu raaco diyaaradaas ,

 

20 ka bishan January 2017 ayuu xilka kuwareejin doonaa madaxwaynaha ladoortay ee maraykanka Donald Trump,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.