var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

ninkii Sheegtay in la kufsaday oo diiday dhaqtar baaritaan loogeeyo,

Tuugsiga wuxuu gaaray meel aad u xun ee karaamo umadeed in lagu dhaamo ay noqoto, beryahan waxaa baraha bulshada yaalay nin leh,niman baa igu kufsaday Xamar weliba degmada Kaaraan, runti waxaan geliyay waqti badan inaan kadaba tago xaqiiqdeeda, walaashey Edna Mohamed oo aad u daneyneysana wey la socotay sida aan xaalka u waajahayo iyadoo falka la sheegay dooneysa in la ogaado, xanuun badana uu ku hayay, waxaa u sii dheeraa dhibti Galdogob ka dhacday oo runti umadda kawada nixisay….. waxaan ogaaday in lagu shaqeysanaayay, maanta oo aan la balansanaana telka mashquul ayaa la saaray, meeshi la ii tilmaamayna lamaba deggeneyn, waxey aheyd inaan dhaqtar u tagno si uu u cadeeyo haddii dhibane ay noqdaana laga gargaari doono, booliskana lagu wargelin doono si ay khatartaa bulshada ku jirta wax uga qabtaan haddii ay been noqotana hadda dembiga iyaga uu dushoodaay ahaan doono….!

Telka intaan la hadlay iyo markey qaban waayeen waqtiga balanta baan soo raaciyay marka,walaalyaal baraha bulshada waxey noqotay meel lagu tuugsado, waxaa iiguu xanuun badnaa markey waxaa laga duubayay caruurta iyo reerkoo dhan iney isdhejoogeen..!

 

Halga digtoonaado xumaha tuugsiga galay!

 

Warqadda beenta ah iyo sida dhaqtar dhibti dhibanaha gaartay u qoray ayaa ah wax lala yaabo…… “Homosexuality one time only”

 

Fiiro Gaar ah!

 

Video duubistiisa iyo Dhaqtar aan ku geeyo yaa muhiim ah….. walaalayaaloow qofki raba inuu xaqiiqda gaaro ha soo wado hana igala soo hadlo lambarkan 00252616991588 kadib dhaqtar baan geyneynaa, muran kale naga dhaafa.

Waad Mahadsantihiin!

 

SOOMAALIYA NASIIBKEED!

Qoray Elmi Guuleed

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: