Ninkii ka Dambeeyay Weerarkii ka dhacay Paris oo la aqoonsaday

Booliiska dalka Faransiiska ayaa aqoonsaday ninkii ka dambeeyay weerar habeen hore ka dhacay magaalada Paris , weerarkan ayaa lagu dilay mid kamid ah ciidamada booliiska halka labo kalana lagu dhaawacay.