Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Nin Walaalkiis Ka Yar Si Naxariis Daro Ah Ugu Dilay Degmada Boondheere

Ilwareed Online

Fal aad looga naxo ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii wiil dhalinyaro ah uu dilay walaalkiis ka yaraa.

Arrintaan oo ka dhacday degmada Boondheere ayaa waxaa falka dilka ah geystay Abuukar Maxamed oo 30 jir ah uu tooreey ku dilay walaalkiis oo toban sano ka yar, kaasoo ay isku hooyo ahaayeen.

Ciidamada booliska ayaa gacanta kusoo dhigay Abuukar kadib markii uu isku dayay inuu baxado, waxaana loo taxaabay xabsiga.

Falkaan aadka looga naxo ayaa noqonaya kii labaad oo mudo todobaad ah ka dhaco magaalada Muqdisho.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...