var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Nasro Oo wadnaha laga hayo Somaliyana wax looga qaban karin, maxaad ka qaban kartaa?

Hooyo soomaaliyeed oo kamid ah dadka danyarta ee kunool magaalada Muqdisho ayaa gabadh ay dhashay dhawaan uu shaaciyay cusbitaalka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho in dalka gudihiisa wax looga qaban karin xanuun asiibay wadnaheeda oo duleela.

Nasro Yasiin Omar waa sagaal sano jir la il daren xanuun uga dhacay wadnaha markii ay da deedu ahayd halsano jir.

Isbitaal adan cade ayaa shaaciyay in gabadha nasro yaasiin aanan dalka gudahiisa waxba laga qaban Karin oo wadnaha uu duleeelo.

Faadimo Maxamed Cabdi oo ah hooyada dhashay Nasro Yaasiin ayaa ii sheegtay xanuunka marka uu qabto gabadha waxa ay iisheegtay in gabadha carabkeeda uu gaduudanayo indhaheedana ay cagaar isubadalayaan iyadoo kadibna ogsijiin lagu xiro marka xanuunkaasi uu qabto.

Faadimo maxamuud cabdi ayaa kacodsatey bulshada soomaaliyeed jaaliyadaha soomaaliyeed ee dalka dibadiisa kusugan dowlada federaalka soomaaliya inay kala qeyb qaataan sidii dalka dibadiisa loogu qaadi lahaa

Hadaba xaalada gabadhaasi kala xiriir hooyada dhashay gabadha xanuun san faadimo maxamed cabdi oo kusugan magaalada muqdisho telkedana waa 00252617326555

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: