var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Mustafa Janaale “Kulankaan waxaa uu ku saabsan yahay wacyi gelinta Soomaalida degen Trollhättan…” *Dhageyso*

Ilwareed Online

Magaalada Trollhättan ee dalka Sweden oo ay degen yihiin Soomaali badan ayaa dhawaanahan waxaa haystay dhibaatooyin farabadan oo ku saabsan in caruur farabadan laga qaatay waalidkii dhalay caruurta ayadoo lagu soo eedeeyey in aysan si wanaagsan u xanaaneynin caruurtooda.

Dhibaatooyinkaas jira ayaan waxaan ka wareysanay Mustafe Janaale oo ka mid ah gudiga Midnimo Förening Trollhättan, isagoo nooga warbixinaayo kulan ay sameyn donnan bistan 26-da ilas 27-ka Agosto, kulankaas oo ah kulan wacyigelin loo qabanaayo waalidiinta degen magaalada Trollhättan, halkaas ay ka soo qeyb gali doonaa soomaali badan oo ka kala imaanaayo wadanka Sweden kuwaas oo laga casumay qubaro wax ka yaqaan arimaha wacyigelinta dhibaatooyinka soo foodsaara ummada Soomaaliyeed.

Mustafe oo noga warbixinaaya aaa kan waxaana inoo wareysanaaya Axmed Aar

Halkan Hoose ka Dhageyso



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

AKHRISO  Madaxwaynaha Xaaf Oo La Kulmay Ergayga Midowga Afrika u Qaabilsan Soomaaliya

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: