var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Muqdisho Caawa dhawaq Rasaas ayaa laga maqlayaa,

Ragaas xoogan ayaa ka dhacayso qayba kamida magaalada Mogadishu ,

 

Goobjooge kusugan meel kafog halka rasaastu ka dgacayso ayaa yiri”Waxaan maqalnay dhawaqa qoriga baasuukaha , kadibna rasaaa xoogan ayaa mar’qura  isqabsatay ”

 

Israsaaseentan oo aan la ogeen cida ay dhexmartay ayaa lagu qiyaasay in kasocato meel kudhaw  tarabuunka iyo isbitaalka xooga agagaarkiisa,  balsa wali lama xaqiijin goobta rasmiga iyo cida ridaysa

 

Daqiiqado kahor ayaa magaalada laga maqlay dhawaqa risaastaan walina waa ay socotaaa,

 

Waxii faahfaahin ee ku saabsan israsaaseentaan waan idin soogudbin doonaa,

AKHRISO  Warbixin ku sabsan Sababta keentay in diyaarado ka baxay Muqdisho lagu sii baaro Garoonka Wajeer.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: