Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Mooshin ka dhan ah heshiiska Somaliland iyo Imaaraadka Carabta oo loo gudbiyay Madaxweynaha iyo RW (Akhriso)

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka dalbaday Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha inay caddeeyaan mowqifkooda ku aadan mooshin laga soo gudbiyay heshiiska maamulka Somaliland iyo Imaaraadka dhex maray.

Heshiiskaasi oo ku saabsan Dekedda Berbera iyo saldhigga Milateri ee Dowladda UAE ka sameysaneyso dekedda Berbera kaasi oo isagoo qoraal ah Guddoomiye Jawaari horay ugu gudbiyay xafiisyadooda.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...