var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Miyuu igu ilaabay uurka mise aniga ayaa is ilaabay!

0

Miyuu igu ilaabay uurka mise aniga ayaa is ilaabay!      in uu ilmaha iga soo dhici rabaan!

Sidda Aan beri ahaa iyo sidda Aan manta ahay waxa ay ahayd waxa Aan sidaa u sii dheerayn balse ah mid talo iyo tusaale lagu qaato inkasta oo ay tani tahay mid Aan la hurayn hadana ah mid Aan la dhaafi karayn taa oo ah in Aad mar walba kaligaa ahaa nayn oo Aad u baahantahay in Aad aragto wax Aad dhashay malin uun kaliya taa oo ah mid dhib badan lagala kulmo inta uu san noqon mid banaanka yimaado waxaad noqotaa dhaliinka ka hor mid isbadallo caafimaad la kulanta taa oo ah in uu ku dhibo carafta cunnadda taa oo kula noqota mid isku badasha oo kuu yeelata urka dhiiga oo ku yaraada iyo in Aad dhibsato bulashada Aad ku dhax jirto 90 ka casho Ee ugu soo horay.

Muxuu yahay dhibsiga? Maxaana keeni kara in Aad wax dhibsato? Adiga oo lagu dhibsan. maxay tahay ayaad isleedahay oo kugu soo siyaada oo keeni kara in Aad wax dhib sato hadba hagaag.

Had iyo gooraale qofna kuma galo nolasha qayaali ama wax wax qayaali kayeel ah inkasta oo ay tani u badan tahay in inta badan tahay mid meel laysla dhigay ayadda oo ku salaysan ka helid taa oo ah mid ka timid labada dhinac taa oo ah mid dhalisay in xerka badan la soo ha tani oo ahayd micnaha nolol wadareedka ee ah midka larabo in lagu wadda nolaado si Aan berito qalad dhaw loogga fahmin oo ay u noqon mid uu mid walba go’aan dhaw ee shaqsiyadeed iskaga qaato markii ay gaarto marxaladda mid umuuqata.
Quruun dartaa quruun dartaa

Buugga madow mid ku nool ee dhintay.

Hada maxay tahay waxa sababay wiilka madow dhimashadiisa oo Aad is leedahay.

Taa oo ah mid u muuqata in uu midkooda si gaar u dan yeeshay taana waxa ay noqon kartaa laba siyaabood mid kugu reebta caro iyo calolyow oo Aan kaa go’in madaama Aad tahay mid markaa uur ah oo Aad ahayn mid ah siddii ay ku kulmen markii ay is baranayen waxa dhibka u yeelaya ayaa ah uurka looga tagay hadii aysan uur lahaa lahayn kala taga lakala tago waxba uma arki lahayn is badalada ayaa ah kuwo badankooda dhaca marka la joogo guurka oo ah mid loo soo dhawaaday hanaanka guurka ah kaa oo ahaa in looguura nadaam laysku waafaqsan yahay oo leh ogolaasho labada dhinac si loo yagleelo guusha nolasha taa oo ah mid si wadda jir ah loo gar daadsho.

Gool dhalinta iyo falanqaynta farsamo.

Muxuu yaay gool dhalinta? markii uur laguu yeelay ma waxa ay tahay in gool lagaa dhaliyay? haddiise ay tahay ma u aragtaa in gool lagaa dhaliyay?
Hadaba muxuu yahay uur?
Maxaadse u taqaana uur.

Markii Aan ka hadalno uur waxa uu mararka qaar noqdaa mid loo wadda siman yahay rag iyo dumar taa oo ah in ragga laftooda ay uurka yeeshan oo dumarka aysan waxba dhaamin. talow waxa ay noqonkartaa mid Aad wax badan iska waydisan taa oo ah talow maxay tahay ragga kani Ee uurka qaadaya dumarka laba garay dabcan waxa ay tani tahay mid siyaabo badan loo qaado wax uusan lahayn markii uu noqdo mid kusoo biira qofka taa oo ah mid lagu arkaayo in mudo markaa kadib uu si dhaw ama si fudud mid kood ku noqda mid lagu arko isbadal dhaw kaa oo ahaa mid midab ahaan saameeya waxa markaa wixii ka danbeeya waxaa loogu yeeraa oo loo arkaa in uu uur leeyahay hayeeshee waxa uurka kuu yeelay ayaa ah waxa markaa kugu soo biiray taa oo ah mid Aadan guursan balse ku wadda nooshihiin nolol guurka daris la ah ayada oo dhici karto in Aad noqoto mid guursada mar Aan sidaa u sii dhawayn.

Talow mayahay uurka balwadda.

Ma mid loo wadda siman yahay ragg iyo dumarba.?
Dadku markii uu yahay mid meel kuwadda nool waxa jira kuwo ay isla soo koreen oo ay wax barasho wadaageen kuwo kuwaa kamid ah ay dhici karto in ay isku barteen goob wax barasho goobtani oo ahayd in ay tahay University of maimi, gabadhan waxaa loogu yeraa Mujer paun rana, waxa ay ku noolayd Hardee RD, halkaa oo ay ka adi jirtay University, of Maimi, waxa ay dhalatay talaado 18 juun 1974 kii waxa ay jirtaa Mujer paun rana, 43 sano inta badan waxa ay ahayd mid ay isla soo wada qateen dhan ka wax barashadda ardaydii ay wax isla barteen kuwaa oo kamid ahaa william kerwin, 41 sano jir ahaa waxa uu dhashay qamiis 8, julay 1976 kii waxa kamid ahaa humor pain, waxa uu ahaa mid jira 39 sano dhashay axad 6 agoosto 1978 kii kaa oo la sheegay in uu marka dambe dhintay oo u dhintay xanuuno hayay in badan kuwaa oo ahaa kuwo uu la kici waayay dabcan Aan samayn badan ku yeelan dadka uu la nolaa ama ay ahaayeen kuwo nolol wadaaga ah intii uu dhiman ayaa waxaa loo sheegay in uu yahay mid xanuun la nool balse waxaa la sheegaa in uu ka qayb qaatay guubaabadii Mujer paun rana, iyo william kerwin, intii aysan noqon kuwo uu dhax maro xirir wada sheekaysi ah hasayeeshee ayagga oo ah kuwo sidii uwada socda ayaa waxa uu noqday mid dhintay kaa oo la sheego in uu u dhintay (humira pain) kaa oo ahaa mid mudooyinkan dambe qatar ku hayay.

Ma waxa uu noqonayaa mid qofka ah dawo kunol?
Samayntiisa waa mid caynkee ah? Mayahay mid sababa in gacmaha
Lajaro ama lugaha la jaro “sideese loola tacaala xanuunka humira.”

Intaa kadin waxaa u bilowday wada socod kii kaa oo ahaa mid uu ku ogaa inta uusan noqan mid dhinta taa oo ahayd marka loo fiiriyo dhankeeda mid ay ku faraxsanayd in ay xiriir wadaagan hadii uu yahay mid noqon kara sidii la rabay waxa ay waqitagaa ahayd Mujer paun rana, mid qofkii arkaa uu ka helayo ama la dam cayo in uu la wadaago hadalada qaar inta ay kulmaan dabcan hagaag mid kaligii ah ama mid kaligeed ah ma ahan Ee waxa ay tani tahay qof walba waxa uu jecelyahay in uu darso nolol mid u qalanta taa oo ah mid uu ka arkay waxbadan oo soo jiidasha leh taa oo ah mid noqon karta mid dhan walba dabooli karta hadii ay noqoto markii hoos loo daadago aragtida iyo waxa laga filaya kuwo is wada yeesha dabcan waxa ay taa tahay in Aan hadda la qeexi karin waxa Aan la gaarin oo ah wax Aan dhici wali hayeeshee waxa ay noqon karaan wax badan inta arinkaa lagu jiro in uu noqdo mid dhaca isbadal kaa oo ah sidda ay markaa aragtida ahayd taa oo ahayd mid Aan si hordhac ahaan oga hadalnay haddii ay noqoto mid leh intii Aan ku raacay waxa ay taa tahay dalab keeda oo hagaagay hadii ay noqon waydo mid leh intii markaa loo hayay waxa uu xalka noqon doonaa mid kusoo aruura xirriirka oo noqda mid sii gaabta iyo in kor layska daawado.

Aragtida saxiibada guruubka ah waxa ay u arkan in uu ahaa arin ah cirka kulaal hayeeshee dooqa ayaa waxa uu ahaa mid ah cajiib.

Waxaa la ahaa sanado kahor kuwo yar yar kuwaa oo ahaa kuwo iska helo inkasta oo ay dhacdo in uu mar marka qaar oo uu qofka asaga iska heli karo hayeeshee markii la milicsado ma ahayn wax siddaa usii dheer waxa uu ahaa xiriirka mid soo bilowday dabayaaqadii 2014 kii kaa oo ahaa mid Aan fogayn inkasta uu qofka soo wajahayo isbadal jireed mararka qaar INKASTA OO AY JIRIKARAAN KUWA JIRA MALINTA AY JOGAAN. xiriirka waxa uu ahaa mid iska sii socda isbadalada waxa ay yihiin kuwo la ogaan kara sidda isbadala cimilada oo kale 2015 kii iyo 2016 kii inta u dhaxayso ayaa waxa ay noqotay mid guursata markan ay guur sanayso Mujer paun rana, waxa uu ahaa mid qar soodi ah oo sidaa loo wada ogayn waa ay baxdaa waxa ay u baxdaa si gooni ah waxa ay si gaar ah u soo asturtaa guurkeeda qarsoodiga ahaa kaa oo ahaa mid uusan ogayn william kerwin, balse waxa uu ka ogaaday guruubkii saxiibada ahaa qaar kamid ah inkasta hadalada soo gaaray uusan u qaadan kuwo run ahaan jira hadii ay yihiin wax jira uu si wacan ula kulmi doono.

Fayadhowrka lamaanaha
Muxuu ka dhigan yahay fayadhowrka oo la wanaajiyo?

Araga dhaw guriga banaankiisa ah oo fayadhowr loo samayo waxa ay taa ka mid tahay adiga oo hagaajiyay bulsho wadaaga hayeeshee waxaa dhacda wax badan oo taa ka sokeeya in ay yihiin kuwo u baahan in la hagaajiya hagaajinta fayadhowrka bilawgii ayaa waxa ay ku qaadatay 11x$990 markii ay dhamays tirtay waxa ay qaadatay 13x$1170 ayadda oo bilicda ku soo celisay 8 bilood wax wax kayar Mujer paun rana, hayeeshee guurkii qarsoodiga ahaa ayaa waxa uu noqday mid marba marka ka dambaysa soo shaac baxaya taa oo lagu sheegay in ay si saa’id ah rootiga u jeceshahay oo ay halis utahay kaa oo ah mid ay karabto in uu ahaado rooti adag oo calool dhacda dhaxda ku lahayn waxa ay tiri waa midka Aan u jeclahay nolashayda waa midka Aan ku hurdo markii aan hello kadib waxaan ilmaha u dhigaa alfabeetada.

Waxaad mooddaa in uu sii dhumaya xiriirkii ay lahaayeen william kerwin, maddaama ay noqotay mid si saa;id u jecel rootiga.

Waxa ay ka soo baxday marka uu ku dhici doono arinkaan kala taga ah magaalada halkaa oo ay kasoo samaysatay adeeg shoobin ah oo ay ayada iskugu soo tala gashay markii ay adeega soo samaysatay waxaa goobta kasoo qaaday gaari Taxi, ah markii uu keenay gaariga Taxi, ga ahaa goobta ay ku dagi lahayd ayaa waxa ay noqotay mid dhaqaaqi la’a halka ay ku socoto waxa uu u jiraa 13-15 daqiiqo taa oo ah mel uusan gali karin Taxi, ga waxa ayna isku wadatay sadax bac iyo shandad yar oo garabka ugu jirtay waxaa ka daba yimid wiil markaa kasoo dhaqaaqay goob baar ahayd kaa oo ahaa mid markaa u jeeday in ay dhaqaaqi la dahay waxa uu mooday in ay cabsan tahay waxa uu door biday in uu caawiyo assaga oo kadaba yimid ayaa waxa uu ku yiri miyaan ku cawiyaa? waxa ay ku tiri i caawi sidii ayuu ku caawiyay waxaa la keenay goobtii oo ahayd halka ay ku noolayd hayeeshee waxaa dhax maray hadalo hadaladaa kadib waxaa la arkayay ayadda oo saqafka sare ee guriga taa taabanayso isla markaana waxa ay ooda kaqaaday mahad celin waxaan lahaa waxa ay ooda ka qaadi doontaa oohin. malintaa wixii ka dambeeyay ayeey ka jajabtay waxaa la arkay ayadda oo ah mid uur leh xiriir iyo halka uu ku dambeeyey cid is weydiisay ma jirto Run Back To Me, hadii Aan hurda xitaa waan maqli kartaa magacaaga.

Ugu danbayntii iyo gunaanudkii gabagabadii.
Dhimidda misaan kaaga waa mid ku xeran cunadda waxa Aad cunto iyo waxa Aad isticmaasho waxa ay yihiin kuwo had iyo jeer ka tarjuma muqalka qofka.

Qudaarta markasta sidda aynu ognahay waxa ay tahay mid kaqayb qaadata bilic soo celinta qofka taa oo ah mid dheeh wanaagsan oo ladaaban kara u samaysa walow Aan wali la sheegin in ay tahay mid wax yeelaysa da’da in uu qofka da’da ah qaa qamo salaatada ama uu kulaalo waxa ay dib usoo noolay saa bilicdii sa waxa ayna ka ridaa misaan kii waliba waxa ay Aad ugu wanaagsan tahay markii uu qofka yahay 60 sano jir waxaa dib usoo laabta farxada waxa uu noqdaa mid la saaxiib ah daawashada dhalada waxaad isbadal dhaw ku dareemi kartaa 8 sitiman waxa uu wajigaada noqonayaa mid lasoo laabta qurux malintii waxaa kaa dhici kara 15 bishii waxaa la rabaa in ay misankaaga ka dhacdo 450 balse waa in aad cabtaa malintii oo Aad ku qaac sataa oo qaa qan taa 13-14 garaam.

Matahay mid jecel in uu ku quraacdo bur la diiriyay badeed liimo dhanan lagu miiray si uu u noqon mid qalala.

Dadka qaar waxa ay jecel yihiin in ay fiiltar mariyaan inta aysan isticmaalin qaar ka ka mid ah ayaa waxa ay yihiin kuwo ka hela in wax fiiltar ah Aan la marin oo ay sidooda u isticmaalan cuntadani waxa ay iskugu jirtaa mid ah ladagaalan cayilka iyo xoojinta galma wadaaga taa oo ah mid lagu dhiira galiyo markii uu yahay qof mid da’a ah taa oo siinaysa halsaac / dadka waxa ay badankooda yihiin kuwo ku quraacda ukunta ayadda oo siyaabo badan oo kala gadisan ugu quraacda qaar ayaa biyo dhax mariya hasayeeshee waxa uu yahay midabkaagada mid jooga dadka waxa ay yihiin kuwo wax ka cuna mesha wax fiican lagu sameeyo ayadda oo ay jiraan dad koontaroolaya waxa Aad hayso oo Aad gadayso hadii ay yihiin wax tayo leh balse waxa ay tani ahayd dhiigag laqaaday mid ka timid iyo tijaaboyin lasameeyay waa tahay hagaag halkani oo ah mid si dhib yar lacago looga sameeyo tani oo ah mid ku leh samayn dhibaato taa ah mid sabaabta in wax laguugu sheeyo dabadeedna ay dhacdo in Aad bixin wayso lacagtaa tana waxa ay ku gaysaa mel kasii dheer mesha Aad jogto manta dabcan hagaag waa maqaayad waxaan ugu yeernaa maqaayad taa oo ah in laga tijaabiyo cunadda maqaayadda balse waxa ay taa tahay xadida nolol laxaday ama lacag si dhaw lagu xaday waxaan dadka u sheegnaa in aysan wanaagsanay in cuna badan lacuna balse waxa ay tahay mid daboosha hanaanka qofnimo taa oo ah mid ku dabaqda farxad marka uu yahay mid kacuna maqaayada hanka cunadda ayaa waxaa qofkaa lagu tilmaama in uu yahay mid guursaday cuno taa oo ah in uu qofka isku arko in uu uur bilaa galmo ah leeyahay bal waakan adiga kala garo jacayl iyo nacayb waxa uu arinkani yahay.

Isniin 15th May 2017
Jimco 19th May 2017

W/Q Leenka.Baahay

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.