Ilwareed Online
Daily News and entertainment from East Africa stay connected and get up-to-date news and events | @ilwareed | @ilwareedonline.

Midowga Yurub oo Qoraal Ka Soo Saaray dilkii Puntland ay ku fulisay shan dhalinyaro ah

Qoraalka ka soo baxay midowga Yurub waxaa si weyn loogu cambaareeyay falalka argagixisada iyo cidka kasta oo taageerta, hase yeeshee  waxay tilmaameen  in xukunka dilka marnaba aheyn qaab ciqaabeed baajinaya falalka argagixisnimada ama fal-dambiyeedyada.

Download ilwareed App from Google Play Store. Ilwareed App
Comments
Wuu socdaa sug...