var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo dil ku xukuntay rag ka tirsan Al-Shabaab

Maxakmadda Ciidamada Qalabka sida Ee shanta Gobal Ee Puntland ayaa xukuno isgu jira Dil Toogasho , Xabsi Daain,iyo siidan ayaa ku riday idaysanayaal ku Eedaysaan ka mid ahan shaha Ururada Al-Shabaab, iyo khilafada islamiga ah Ee Daacish.

Eedaysanayashana maanta xukunka lagu riday 5 ka mid ah waxa dhawan ciidamada amaanka Boosaaso ku qabteen gaari iyo qaraxyo ay wateen.


Shantan Nin ayaa la sheegay in ay qirteen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab islamarkaasina ay doonayeen in ay qaraxyo ka fuliyaan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Dhinaca kale Maxakmadda ayaa dib ugu celiyey Xoriyadoodi Eedaysanayal ka tirasan Khilafada islaamiga ah Ee Daacish kadib markii ay isku soo dhiiban Ciidamada Puntland.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: