var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maxkamadda Ciidamada oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay ninkii dilay Talihihii NISA ee G/ Sh/ Dhexe

0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun Dil ah ku Fulisay nin Horay Dil uga geystay Gobolka Shabellaha Dhexe.

Maxkamadda Ciidamada ayaa Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ahaa Ninkii horay u dilay Taliyihiin Ciidamada Nabad Sugidda Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahim Maxamed kaasi oo lagu dilay Magaalada Jowhar 23kii June 2016.

Dhnka kale Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ah Shaqsiga Xukunka Dilka ah lagu Fuliyay ayaa Markii uu dilayay Talihihii NISA ee Gobolka Shabellaha Dhexe waxaa uu ka mid ahaa Ilaaladiisa gaarka ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.