var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maxkamada ciidammada qalabka sida oo u fariisatay Dacwada loo haysto ragii dilay Wasiir Cabaas Siraaji

Maxkamada ciidammada qalabka sida ayaa saaka u fariisatay markii ugu horeysay dacwad ciqaab ah oo loo haystay 2 nin oo lagu eedeeyay inay dileen Wasiirkii howlaha guud ee xukuummada Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji.

Labadaan Askari ayaa ilaalo u ahayd Hanti Dhawrahii qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale, waxaana la sheegay in ay dileen Wasiirka, ka dib markii gaari uu la socday uu ku soo dhawaaday gaari kale oo uu watay Hanti Dhawraha.

Cabaas Siraaji oo ahaa wasiirkii ugu da’yar ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa noqday wasiirkii ugu horeeyay ee la dilo, inkasta oo lagu muransan yahay qaabka uu falkaasi u dhacay.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: