var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maxkamad ku taalla Somaliland oo xukuntay rag uu ku jiray nin gowrac ku dilay Aabihiis

Maxkamad ku taalla Gobolka Sanaag ee maamulka Somaliland ayaa shalay xukuno isugu jira dil iyo Xabsi Waxay ku riday lix Nin oo muddo badan lagu hayay Xabsiyo ku yaalla degaanada Gar-adag iyo Ceel-Afweyn.

Raggan oo ahaa xukun-sugayaal ayaa lagu eedeeyey iney galeen dembiyo kala duwan.

Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag Cali Sidiiq Faarax ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday ragga loo heystay dembiyo ay ka mid yihiin dil iyo kufsi.

Kiisaska ugu yaabka badan ee Maxkamadu xukuntay ayaa waxaa ku jiray Nin aabihiis gowrac ku dilaykaasoo magaciisa lagu sheegay Buraale Salaad Ducaale, waxaana Maxkama ku xukuntay dil toogasho ah.

Nin ka mid ah raggan la xukumay oo lagu eedeeyey inuu kufsi geystay ayaa lagu xukumay shan sano oo xariga ah iyo inuu bixiyo laba Kun oo Dollar.

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: