MAXAADAN OGEYN OO KAA QARSAN??

Maxey tahay ujeedada Sheekh Shaakir uu dagaalka uga hurinayo degaanada Gobalka mudug sida.

Caad, Gabdhaale, Bilxun Baraag Farey, Waable, Qararoow iyo ilaa Hobyo dagaladaas oo si toos ah uga socda 4-malmood oo xiriir ah mana jirto wax gurmad ah nuucuu doono ha ahadee oo eey ka heleen masuliyadii dagalka hurusay iyadoo oo eey jirto diyaarad rasaas ah oo DFS eey ka dajisay Dhusomareeb walow uu Sheekh_Shaakir ku andacoonayo inuu la dagalamayo ururka Al_Shabaab waxaana wada ogsoonahay in Al_Shabaab eey ku suganyihiin deegano 7-Kiiloo mitir u jira Dhusamareb.

SU’AALAHAAN BAL IS WEYDII

1- Maxey tahay ujeedada Shaakir uu colaadas u hurinayo asagoo kusoo beegay malintii wafdiga Qadar uu Hobyo ka dagayay asagoo dagaaladas kusoo bara kiciyay dad 80-kun kor u dhaafayo?

2- Dagaalada uu Sheekh Shaakir ka bilaabay tuuloyinka dagmada Hobyo hoostaga, caqabad-se maku noqon kartaa dhismaha dakada Hobyo?

3- Cabdiwali Cali Gaas saameyn intee la eg ayuu ku leeyahay dagaaladan ka socda tuuloyinka dagmada #Hobyo hoostaga?

4- Cabdiwali Cali Gaas saameyn maku leeyahay galangalka siyaasada Ahlu-sunada Dhusamareeb?

Abdiwali Ahmed





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline