var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maxaa keenay in maamul goboleedyaddu u dhago nuglaadaan Khilaafka gacanka Carabta? *Dhageyso*

Ilwareed Online

Tan iyo markii dowladda Soomaaliya shaacisay ineey dhex dhexaad ka tahay qilaafka u dhaxeeya dalalka Carabta. Waxeey saameyn weyn oo muuqata ku yeelay arrimha Soomaaliya ee awalba murugsanaa. Hogaamiye maamul goboleedyadda ayaa u cuntami weeysay go’aanka dowladda, waxaana iyagoo hareer maray dastuurka  shaaciyeen ineey taageersan yihiin isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka sababo ay ku tilmaameen xirriir dhaqaale iyo mid ganacsi dalalkaasi la leeyihiin soomaalida.

Barnaamijkan gaarka ah ayaa waxaan ku eegeyna waxa keenay hab dhaqanka diblomaasiyadda ka fog ee maamul goboleedyadda? Barnaamijka waxaa qadka teleefanka marti noogu ah Qaren C/laahi Faarax Qaarey oo ah qareen ku xeel dheer arrimaha qaanuunka dowliga ah horeyna uga ula soo shaqeeyey dowlidihii hore.




Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: