var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Maxaa kalaheeysto Hodan Iyo Waaber

Ciyaar xoogan oo aad iyo aad  dadka ugu soo baxeen ayaa si toos ah uga socoto  garoonka kubada Cagta  Koonis ee Magadala Muqdishu,  Ciyaartan azaa ah Cizaartii ugu dambeysay Ciyaaraha degmooyinka Gobolka Benadir waxaana cawa foodka isku dari doona kooxaha ka kala socda degmooyinka waabari iyo Hodan ,

 

kumanaan kun oo Taageero yaal ah ayaa Caawa kusoo xadiray Garoonka si aay u daawadaan Ciyaartan Xiisaha badanleh , Taageerayaasha labada Degmo ayaa u muuqda kuwa Xamaasadeensan iyagoona raja ka qaba in ay koobkan degmooyinka Gobolka badnaadir ku guuleesato midkasta ,

Caawa ayaa ah habeen waxbadan ka duwan kuwii hore jawiga gobolka banaadir dadka ciyaaraha taageera iyo kuwa xiiseeyaba  ayaa si weeyn u dhoowraya natjiida kasoo baxidoonta ciyaraha caawda socda. labda koox ayaa ayaa ka kalayimideeyn xaafo hal oo uu kala qeeybiye lamiga dabka ,

 

ciyaartan fimaalka ah ayaa laciyaaraya xili habeen ah markii ugu horeesay 30 sana kadib ,

Daqiiqadii 19 ayaa waaberi  dhalisay  garoonka ayaa dadkii intooda badna sacab la sarakaceeyn ,daqiiqadii 21 waxaa shabaqa gool kale ku xareeyay degmada waaberi, daqiiqadii 31 ee ciyaarta  goolhayaha degmada waaberi ayaa lasiye kardka jaalaha ah , isla dadiiqadii 31 ayee degmada hodan   Tuuratay rigoore kucelis ah ,daqiidii 33 kardja cas ayaa lasiyey ciyaaryahan cabdulahi cabdi maxamed oo xirnaa lanbarka 2aad .

ciyaarta ayaa ku dhamaatay 3 gool waberi iyo 1 gool hodan waxaana labada koox ay noqdeen kooxahii ugu horeeyeee xili habeen  ah ku ciyaara garoon rooga Cagaaran Caasimada dalka soomaaliya waxii ka dambeeyey burburkii dalka 1991dii.

8 September 2017  waa mid ka mid ah habeenada xuska mudan dhanka isboortska soomaaliyeed oo ah habeen la qabtay ciyaaro fiinal ah. waa habeen maamulka gobolka bandir, dowalada federalka iyo shacbiga sooamaliyeed u ah farxad weeyn in Nabad iyo Nolol waxqabadkeeda soo ifaayo,

You might also like More from author

Comments

Wuu socdaa sug...
%d bloggers like this: