Maxaa Ka socda Garoonka Diyaaradaha Kismaayo?

Warar kasoo baxaya magaalada kismaayo ayaa tibaaxaya in albaabka hore ee laga galo garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ay isku horjoogaan ciidamado kawada tirsan amisom oo kala ah kenya iyo Ethiopia.

Ciidanka itoobiya ayaa lasheegayaa in laga hor istaagay garoonka diyaaradaha oo aysan ilaahada cadayn sababta ciidanku garoonka utageen.

Ciidamada jubaland iyo kuwa Kenya ayaa la sheegayaa inay hor istaageen ciidanka Itoobiya, balse ilaa hada macadda sababta dhabta ah ee tagitaanka ciidanka iyo hor istaagooda midna.

Lasoco wixii kasoo kordha.





For Android Mobile users Ilwareed Online has an App available on Google Play Store, with this App you can get the latest News and Political Analysis every minute.
Download Ilwareed Now.

Follow us on Twitter #ilwareed and Facebook #ilwareedonline