Masuul ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo dhaawac culus ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa

Wararka naga soo gaaraya Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax uu ka dhacay nawaaxiga Isbitaalka Martiini ee Degmada Xamar weyne.