var _wau = _wau || []; _wau.push(["tab", "22xuqjzxkfm9", "bg5", "bottom-center"]); (function() {var s=document.createElement("script"); s.async=true; s.src="//widgets.amung.us/tab.js"; document.getElementsByTagName("head")[0].appendChild(s); })();

Marxuum Dr Maxamed Jaamac oo lagu aasay Gaalkacyo

Ilwareed Online

Mas’uuliyiin ka socday Dowladda Federaalk, kuwa Puntland, siyaasiyiin, maamulka gobolka, dhaqaatiir u dhashay dalka Talyaaniga, Isimo iyo shacab ka kala yimid deegaanada Puntland ayaa maanta ka qaybgalay Aaaska Marxuum Dr Maxamed Jaamac Salaad oo lagu aasay Magaalada Galkacyo.

Ugu horayn Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa Raxmad iyo Jano Alle uga baryay Marxuum Dr Maxamed Jaamac Salaad.

Dhinaca Siyaasiyiinta waxaa aaska ka hadlay Cali Cabdi Awaare oo ka hadlay gargaarkii uu marxuumka u fidin jiray bukaanada una tacsiyeeyay Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Xildhibaan Xuubsireed oo ku hadlayay afka dowlalada Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Caafimaadka Puntland Cabdinasir Cismaan ayaa ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuumka, waxaana ay Alle uga baryeen in uu ka waraabiyo janadii Fardowso ahayd, ehelka uu Alle ka siiyo samir iyo iimaan.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: [email protected]
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

You might also like More from author

Comments are closed.