Mareykanka oo xalay gantaalo ku garaacay saldhigga cirka Siiriya

Weerarkan ayuu Mareykanku sheegay in uu jawaab u ahaa, weerar loo adeegsaday Kiimiko oo lagu qaaday dad rayid ah maalmo ka hor, kaas oo lagu eedeyay xukuumadda Bashar al-Assad. waxaana la sheegay in weerarkaasi ay ku dhinteen in ka badan boqol qofood oo rayid ah.